Posts

The Education System of Somalia: Resilience and Progress Amidst Challenges

Image
Abstract:  The education system in Somalia has borne the brunt of decades of conflict and instability. Despite significant challenges, recent years have witnessed remarkable progress in access, equity, and quality of education. This article analyses the current state of Somali education, highlighting key achievements, remaining obstacles, and future directions for sustainable development. Introduction:  Somalia's education landscape has been historically complex, shaped by a blend of traditional Quranic schools, colonial influences, and a brief period of centralized public education before the state's collapse in 1991. The subsequent era of conflict created severe disruptions, leaving over 3 million children out of school and infrastructure in ruins. However, amidst these challenges, remarkable resilience and a dedication to rebuilding education have emerged. Access and Equity:  Primary school gross enrollment rate has risen steadily, reaching 31% in 2022 (Global Partners...

Soomaliya oo dabayaaqada Sanadkan qodaysa ceelkii shidaal ee ugu horeeyay, tani ma tahay fursadii ay somaliya kaga bixi laheed faqriga

Image
 wasiirka macdanta iyo petrolka Soomaliya ayaa wareeysi uu siiyay BBC da  ku sheegay in dabayaaqada 2024 soomaliya laga soo saari doono shidaalkii ugu horeeyay dalka. Tani ayaa ka dhigan fursadii iyo watigii u midoobay soomaliya. Fursad aad u weeyn oo somaliya soo marta taas oo ka dhigi karta wadanka sida wadamada qaliijka. qormadaan waxaa kula wadaagi doonaa fursadaha dhaqaale iyo maalgashi ee ka imaan karta soo saarida shidaalka soomaliya  Maxaa la ogyahay ilaa iyo hada shidaalka Somalia. Sahminta shidaalka laga raadinayo dalka soomaliya waxeey soo bilaabtay mudo fog sanadkii 1957 ka hor xurnimadii dowlada soomaliya ayaa ceelkii shidaal ee ugu horeyay laga qoday magaalada las caanood. Laga soo bilaabo xiligaas ka horburburkii dowlada somaliya waxaa baaritaano shidaal laga sameeyay ku dhawaad 68 aagood kuwaas oo 24 kamida laga helay shidaal. Balse nasiib daro intii aanan la qodin shidaalkaas ayee dowladii militariga aheed ay dhacday sanadkii 1991. burburkii dowladii...

Halista caagadaha biyaha laga cawo u leeyihiin deeganka iyo dadka xiliga Ramadaanka

Image
  Maaddada la yiraahdo BPA (Bisfenol-A) waa walax kamid ah kiimikada wershadaha (Industrial Synthetic Chemical). Waxyaabaha ay farsamadooda ka qayb-qaadato waxaa kamid ah caagadaha. Tan iyo sanadkii 1975-kii si heer sare ah ayaa looga ganacsanayay farsamada caagadaha oo ay la socoto BPA. Prof. Carlos Sonnenschein iyo ardeydiisii waxay sanooyin badan diraasad ku hayeen raadka uu BPA ku yeelanayo jiirka (doolliyo) ay shey-baarrada ku hayeen, kuwaas oo lagu mudayay jurcooyin kala duwan oo BPA ahaa. Si tijaabadu ay u noqoto mid ku timaadda qiyaas sax ah, waxay adeegsadeen agab xasaasi ah oo uusan khalad ka dhici karin. Iyagu waxay heleen natiijo gilgishey gebi ahaan bulshadii aqoonta oo ay xiriirka la lahaayeen. Waxaa xusid mudan, in caagadaha balaastikada Sanadkii 2015-kii waxaa dunida laga adeegsaday 8 melyan oo tan oo balaastiko ah. Sanad walba tiradaasi waxay korortaa 8 %. Sida caadadu tahay walax kasta oo sun ah ee jirka aadamiga gala, khatarteeda kama timaaddo jurcooyinka wayn. B...